MASIIXIYADA WAA JACAYL

About Us

Waxaa nahay Soomaali masixiiyiin ah

Waxa nahay Masiixiyiin raba in ay dadkooda Soomaaliyeed la wadaagaan Aqbaarta wanaagsan ee Ciise Masiix.

Si aadd wax badn u ogaato halkaa sii raac

KOLOSAY 3:23

Wax alla wixii aad samaysaanba, xagga qalbiga ka sameeya, sidii idinkoo Rabbiga u samaynaya oo aan dad aawadiis u samaynayn

Faafinta Masiixiyada

Adeegena ugu weyn waa faafinta Masiixiyada inagoo isticmaaleyno hab Online ah

Barista Kitaabka Quduuska

Sida CIISE MASIIX uu sheegay, hadafkeenu waa in aan dadka barno Kitaabka

Tababarida

Waxan sidoo kale tababarnaa Rumeestayasha si ay walaalaha kale Ereyga ula wadaagaan. innagoo ka diyaarineyno dhan walba.

Ku wacdinta Ereyga iyo Barista Kitaabka

photo_2024-03-24_20-14-33

Guled

Madaxa guud

photo_2024-03-18_10-58-58

Sagal

Madaxa Isku xirka guud

photo_2024-02dd-26_20-12-23 - Copy

Shama

Madaxa wax barista

MATAYOS 28:19-20

Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa, oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado.

Solverwp- WordPress Theme and Plugin